Blogs

Maalinta Shaqaalaha Aduunka | GAWJA

Maanta oo ah International Workers’ Day, Ururka Suxufiyiinta Haweenka Galmudug (GWJA) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha, gaar ahaan gabdhaha suxufiyiinta ah ee ka howl-gala deegaannada Galmudug. Ururku…

Read more

Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta ee Galmudug (Galmudug Women Journalists Association – GWJA) ayaa galabta kulan isbarasho iyo soo dhawayn ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska ee Dowladda Galmudug,…

Read more

Gudoomiyaha Ururka Gabadha Saxafiyiinta Galmudug (GWJA), Fartuun Abdirahman Diini, ayaa xalay magaalada Gaalkacyo kulan kula yeelatay Madaxweynaha Dawladda Galmudug, Mudane Ahmed Abdi Kaariye (Qoor Qoor). Kulankan oo ahaa mid is…

Read more

Warsaxaafadeed

Ku: Madaxtooyada Galmudug Ku: wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug. Ka: Ururka gabdhaha suxufiyiinta ah ee Women Journalist Association (GWJA) Og: Gudoomiyaha ururka gabdhaha wariyaasha ah ee  GWJA Og: Xogyhayaha ururka…

Read more